
20th May 2026 admin Category :
Gaari gada cunto xalaal aha ayaa safka dheer loogu jiraa
Marka aad aad aragtid safka dheer ee dadku isdaba joogaan Manhattan on 49th Street and 6th Avenue ee magaalada Newyork, waxa maskaxdaada ku soo dhacaysa halkaas waxa ka socda Riwaayad ama ciyaar, hase ahaatee midna maaha ee waxa safka loogu jiraa waa Gaari iibiya Digaag iyo Bariis Xalaal ah oo nin Carabi leeyahay oo lagu magcaabo Adel’s Halal Food
k
في نيويورك 🇺🇸 لن تتوقع السبب ليه الناس واقفين في صف طويل جدا في مانهاتن ومده الانتظار ساعتين
— Emad | عماد (@XEmaadX) April 25, 2026
مو عشان حفله او مباراه او كونسيرت
السبب
عشان اكل حلال !
عربه فود ترك يبيع رز ودجاج حلال وهي مشهورة في مانهاتن 49th Street و 6th Avenue باسم Adel’s Halal Food وعليه زحمه مره
لصاحبها… pic.twitter.com/Bi5y2oEc9n







