5th February 2025 admin Category :
Daawo Jubbaland ka hor, gobolkii Farmaajo uu cunaqbataynta ku soo rogay. Bilaayiin doolar ayaa umadda Soomaaliyeed ee argagixisadu dhibaatayso loogu deeqaa sanad walba, hase ahaatee gobolka Sanaag waa laga cuna qabateey deeqahaas caalamku ku bixiyey la dagaalanka argagixisada iyo dib u dejinta bulshadii ay barakiciyeen. Waxaana loo isticmaalay arimo siyaasadeed