19th September 2024  admin  Category :

Waa nasiib daro iyo xuquuqdii asaasiga ahayd ee bulshada oo lagu tumanayo suurta galna maaha in Sanaag, Sool iyo degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer laga reebo macallimiinta loo qaadanayo gobolada dalka,

Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya arintaa dib howgu noqoto hana saxdo. Hadii Jaamacadii Umada Soomaaliyeed ay Sanaag ku taalo oo farac ku leedahay Badhan maxaa diidaya in waxbarashada asaasiga ahna laga taageero goboladaa midnimada u taagan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*