16th September 2024  admin  Category :

M.Culusoow oo shiriyey Siyaasiyiinta beelaha Ogaden iyo Mareexaan

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay madaxda sare ee maamulka Jubbaland oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha maamulkaas mudane Axmed Maxamed Islaam.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka koobaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan,Xildhibaanada iyo Wasiirada heer Federaal iyo heer Jubaland ku matala gobolka Gedo.

Kulanka ayaa lagaga hadlay xaaladda gobolka Gedo iyo dhismaha maamulka gobolka oo sanadihii la soo dhaafay khilaafaad ka taagnaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*