22nd October 2024  admin  Category :

Madzxweynihii Soomaaliya oo dawladdiii Soomaaliya ka dhigtay Saldanada Abgaal leedahay oo isagu Suldaan ka yahay.

Madaxweynha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo awooddii xafiiska u ku fadhiyo, deeqihii calamka u isticmaalayey sidii u bur burin lahaa maamulka Puntlnad isaga isticmaalya Cada qaatayal degaanka u dhashay oo uu hogaamiyo Cali Xoosh ayaa dawladdii Soomaaliya ka dhigtay saldanad ay beshisu gaar u leedahay.

Taliyaha Guud ee Ciidanka Madaxweyne HSM.

2. Taliyaha Ciidanka XDS, Abgaa

l. 3. Taliyaha Ciidanka Madaxtoyada, Abgaal.

4. Taliyaha Ciidanka Kofiya Casta Abgaal.

5. Taliye ku xigeenka NISA Abgaal.

6. Taliyaha Ciidanka Taraafikada Somaliya Abgaal.

7. Taliyaha Ciidanka Minishibiyada Gobolka Abgaal.

8. La taliyaha MW ee Argagixisada Abgaal.

9. La taliyaha MW ee Hubka sharcidarada Abgal

10. La taliyaha MW ee Arimaha dibada Abgaal.

11. Gudoomiyaha Maareynta Masiboyinka Abgaal.

12.Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Abgaal. 1

13.Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Abgaal.

14.Gudoomiyaha Haweenka Somaliyed Abgaal. 1

15.Gudoomiyaha Haweenka G. Banadir Abgaal.

16. Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Abgaal

17. Gudoomiyaha Maxkamada G/ Banaadir. Abgaal

18. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Abgaal.

19. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Abgaal.

20. Maareeyaha taya dhowrka Qaranka Abgaal.

21. Maareeyaha dekeda Muqdisho Abgaal. 2

2. Madaxa Biraha la dhoofiyo(isgarabka) Abgaal

23. Dhaqaalaha qaadka Kenya Abgaal. 2

24. Madaxa Maaliyada Garonka Muqdisho Abgaal.

25. Shirkada Sahal dadka qaada Abgaal.

26. Madaxa shirkada diyaraha ee Emarat Abgaal.

27. Madaxa shirkada Qatar airways Abgaal.

28. Wasiiru dowlaha Arimaha dibada Abgaal.

29. MW Hirshabelle Waa Abgaal. 3

0. Madaxa Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airline Abgaal.

31. Taliyaha NISA garoonka Muqdisho Abgaal. 3

2. Qandaraasyada hay’adda duulista hawada Alkheyraad, Abgaal.

33. Shirkadda visaha dalku galka, 18$ visa kasta Abgaal 3

34. Sameynta Passport, Abgaal 3

35. Qandaraska tayadhorka Abgaal

36. Canshuuraha Guryaha Banaadir Intifaac Abgaal 37. Gudoomiyayaasha Degmooyinka G.Banaadir 10 degmo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*