19th September 2024  admin  Category :

Wasiirka Caafimaadka oo Xariga ka jaray Qaybo cusub iyo Casriyeyn lagu sameeyey Cisbitaalka Guud ee Garoowe.

Wasiirka Caafimaadka DPL oo Maanta booqday Cisbitaalka guud ee Magaalada Garoowe ayaa xariga ka jaray qaybo cusub oo lagu soo kordhiyey dhismaha Cisbitaalka.

Qaybahan lagu soo kordhiyey dhismaha Cisbitaalka ayaa isugu jira Ganjeel cusub oo la galiyey afaafka hore ee Cisbitaalka, howlo qurxin ah iyo cagaarin ah, iyadoo dhanka kale kor loo qaaday nadaafadda iyo habka shaqada Cisbitaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*