20th September 2024  admin  Category :

Ciidanka Dowladda Puntland oo Boosaaso Ku Qabtay Rag Katirsan Daacish iyo Alshabab.

Ciidamada difaacada dowladda Puntland ee PSFta ayaa howlgalo xiriir ah oo ay ka sameeyeen magaalada Bosaaso waxa ay sheegeen in ay ku soo qab qabteen 6 qof oo kamid ah Argagixisada Al-Shabaab iyo Dahaacisho oo ku dhuumaalaysanayay mid kamid ah xaafadaha magaalada.

Taliyaka ciidamada PSFta ayaa sidookale sheegay in ay gacanta ku dhigeen  sahay ay usideen xubnahan Argagixidada ku jirta Buuralayda.

howlgalkan ayaa ku soo beegmay xili ciidamada xalay ay fashiliyeen qarax lagu aasay batamaha suuqa Bosaaso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*