16th September 2024  admin  Category :

Ina Cali Koore oo dhaqan xumadiisii la dul tegay Qabrigii Allah ha u naxariistee M. Cabdullhi Ciise Sangub . Ina Cali Koore ayaa intuu Marxuumka denbi dhaaf Allah u waydiin lahaa, tacsina u diri lahaa Qoyskii uu marxuumka ka geeriyoday , wuxuu qabriga dushiisa ka bilaabay mashxarad iyo Isaaq ayaa dawlad ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*