Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
26th December 2024 admin
Mid kamid ah Ilaalada Gudoomiyhii Hore Ee Degmada Badhaadhe oo la soo xariiray Warbaahinta JubalandTV ayaa Sheegay in uu kamid yahay Ciidamadii uu iibsaday Gudoomiyihii Degmada isla markaana ay hada Xabsi guri ku yihiin Mogadisho. Mid kamid ah Ilaalada Gudoomiyhii Hore Ee Degmada Badhaadhe oo la soo xariiray Warbaahinta JubalandTV ayaa Sheegay in uu kamid yahay […]
26th December 2024 admin
Siyaasiyiinta Isaaq, kuwooda u shaqo tegay dawladda Federaalka Soomaaliya, waxay ku guulaysteen in dhaqan yaalay Hargaysa ee ahaa in degaan nabad ah o ay beeluhu nabad kuwada nool yihin inay lacag ku bixiyaan fidno ay dhex dhigaan beelaha, si ay ugu fududaato inay xukunkooda ku faafiyaan… Had iyo jeerna waxay dhaqakan foosha xun ku fulin […]
26th December 2024 admin
Aamina: Xanuunka Alle ayaa keena laakiin waa nala takooraa oo guryaha xitaa nagalama kireynayo Xuska maalinta xanuunka HIV/AIDS-ka, oo adduunka sannad kasta laga xuso kowda bisha diisambar, iyadoo hal-kudhiga sanadkan ee xuska caalamiga laha dhigay” Raac wadada saxan: Caafimaadkayga, Xaquuqdayda” meelaha xuskan maanta lagu qabtay waxaa ka mid ahaa magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyada Iskeed Madaxbannaanida […]
26th December 2024 admin
26th December 2024 admin
Ciidan Qarsn oo la sheegtaa Somaliland ayuu u shaqayn lahaa Daawo; @FarahMaalimM : Axmed Madoobe Oo la Nabcaa'' Xasan Ayaa dad u sameeyey'' pic.twitter.com/rdhYP4J9ST — Suleiman Hashi (@SuleimanHashi) November 30, 2024
26th December 2024 admin
Dhaqankii Xumaa ee kooxda Xasan Culusoow nafta bidi jireen, oo laga rasystay ee ahaa in belaha Hawiye midba maalin inta talafishanka la hor keeno lagu kicin jiray bulshada ayaa l aga bilaabay beesha Ajuraan