Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
13th January 2025 admin
Sadiq Khan: Wax badan ka ogow ninka Muslimka ah ee taariikhada weyn ka dhigay magaaladii waalidkii qaxootinimada ku tageen Duqa magaalada London, Sadiq Khan, ayaa noqday qofkii ugu horreeyay ee abid ku guulaysta markii saddexaad ee xafiiska London, mid ka mida magaalooyinka leh taariikhda qadiimigaa ee caalamka. Khan ayaa ka guuleystay musharaxa xisbiga Conservative-ka Susan […]
13th January 2025 admin
Wasiirka wasaaradda caafimaadka daladda Puntlnad mudane Siciid Jamac Qorsheel ayaa maanta ku wehelinayay madaxweyne kuxigeenka DPL ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Ilyaas Osmaan Lugatoor oo kormeer ku tagay hay’adda foreensig sayniska Puntland.
13th January 2025 admin
Fatahaadda Wabiga Tana oo jartay isku socodkii gobolka W.Bari Kenya Waxaa kala xiran isku socodka guud ee gobalka waqooyiga bari ee dalka Kenya ka dib markii uu soo fatahay wabiga Tana ee ugu wayn wabiyada mara gobolkaasi. Roob mahiigaan ah oo ka da’ay buuraleyda bartamaha Kenya ayaa dhaliyay fatahaaddan , taasi oo keentay in dad […]
13th January 2025 admin
Wax ka ogow sunta halista ah ee laga helay xawaashyada Hindiya laga keeno Maamulka Cunnada iyo Dawooyinka ee dalka Mareykanka ayaa bilaabay baaritaan ka dhan ah wax soo saarka labada shirkadood ee hormuudka ka ah badeecooyinka Hindiya. Shirkadahan ayaa lagu eedeeyay in ay beec geeyaan xawaashyo ay ku jiraan sunta ‘ethylene oxide’ ee sababta kansarka. […]
13th January 2025 admin
Wararkii ugu dambeeyey ee daadadka kusoo rogmaday Imaaraatka Mas’uuliyiinta iyo shacabka Imaaraatka Carabta ayaa Arbacada maanta ah nadiifinaya buuburka ka dhashay roobab mahiigaan ah oo uu ku dhintay ugu yaraan hal qof, islamarkaana waxyeello gaarsiiyey guryo iyo goobo ganacsi. Imaaraatka Carabta ayaa waxaa ka da’ay roobab oo cabirkoodu ahaa 254 mm, sida ay sheegtay xarunta […]
13th January 2025 admin
Qofkii afaraad ee afar kelyood leh dunida oo dhan oo laga helay Soomaaliya Dadka leh kelyaha dheeraadka ah inta badan kuma baraarugsanaa ilaa ay la soo deristo xaalad caafimaad taas oo ku qasabta in ay dhakhtarka booqdaan, iyagoo aan ka warheyn heybadda dheeraadka ah ee uu ilaahay siiyay, waxayse ogaadaan marka lagu sameeyo baaritaan, oo […]