Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th May 2025  admin  

Madaxda Dowladda DFS, Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir ayaa hadda saxiixay qodobada lagu heshiiyay Shirka arrimaha Doorashada Soomaaliya. Madaxda Dowladda DFS, Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir ayaa hadda saxiixay qodobada lagu heshiiyay Shirka arrimaha Doorashada Soomaaliya. pic.twitter.com/At0pTrZQzW — Puntland State House (@Plstatehouse) May 27, 2021

30th May 2025  admin  

Xafladda xeritaanka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka oo maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada Muqdisho, kaasi oo uu soo xiray Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo oo ka maqnaa shirku intuu socday

30th May 2025  admin  

Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa qudbado ka jeediyey xiritaanka shirka kadib markii maalmo loo fadhiyey sidii loo xallin lahaa qodobadii la isku hayey taas oo la sheegay in markii danbe laga gaaray heshiis.

30th May 2025  admin  

Warmutiyeedkii laga soo saaray shirkii doorashada ee dhawaan la soo gabagabeeyey.

30th May 2025  admin  

Xeritaanka Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka May 2021

30th May 2025  admin  

Reer Qablan oo mar kale Riig Biyood ka hirgeliyey gobolka Sanaag Magaalada Ceelbuh Ee Gobolka Sanaag ayaa Beero laga hirgeliyey waxaana laga dareemayaa horumar iyadoo beerahaas ceelbuh laga hirgaliyey waxaa kale oo ka mid ah Ceelbiyood riig ah looqodayo waxaana qodaya Ganacsade Maxamed Cabdilaahi . Arintan ayaa ah mid loogu talagalay hormarka magaalada iyo sidii […]