Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025  admin  

Madaxeeynaha Somaaliya Culusoow, oo si kala duwan ula dhaqma siyaasiyiinta mucaaradka ee ka soo jeeda Beelaha Daarooʻd iyo Hawiye. beelaha Hawiye ee ay ka soo jeedaan siyaasiyiinta mucaaradka ah Sida Raisulwasarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo isagu ka soo jeeda beesha Murursade ee Hawiye, madaxweynuhuu wuxuu ku kala fu furay beeshaas xilal uu […]

12th May 2025  admin  

12th May 2025  admin  

Masuuliyiin ka tirsan Dawladda Jubaland iyo Saraakiil ka mid ah CXD ayaa Deeganka Raas-kaambooni ka Sagootiyay Wiilashii uu Xasan Culusoow Soo khalday ee lagu qabtay dagaalkii Raas-kaambooni.

12th May 2025  admin  

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen khilaafkii diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyey. Hadaba heshiiskani muxuu ku salaysan yahay? pic.twitter.com/jX1pcFUfWx — Amin Amir (@AminAmirArts) December 13, 2024

12th May 2025  admin  

Suuriyaanka ku sugan Muqdisho oo u dabaal-degay ridistii Asad Dadka u dhashay Suuriya ee dagaalkii sokeeye ee dalkaasi ka socday in ka badan 13 sano dartiis ku kala baahay meelo badan oo caalamka ah ayaa mustaqbalka dalkooda ka muujinaya farxad iyo taxaddar ka dib markii Axaddii ay jabhadaha hubeysan soo afjareen in ka badan 50 […]

12th May 2025  admin  

Mazen al-Xamada iyo Xabsiga Saydnaya: Waxaa maalinkasta nagula khasbi jiray inaan nadiifino dhiiga maxaabiista la laayay Mazen al-Hamada wuxuu 1977-dii ku dhashay magaalada Deir Ezzor, oo kamid ah magaalooyinka ugu waaweeyn wadanka Suuriya, si lamid ah kumanaankii dhalinta ahaa ee la kacaatimayna, waxay noloshiisu iska ahayd mid rajadu ay wehel u tahay oo u nool […]