Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025 admin
Waraysigan ay Musharax Madaxweyne Xildhibaan Marwo Foosiyo Yusuf Xaaji Adan siisay Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,waxay kaga warantay Sababaha iyo Dhibaatooyinka u muuqday ee ka jira Somaliya una baahan in haddaii ay ku guuleysato ay diyaar u tahay sidii ay wax uga qabato arimahaasi.Sidoo kale waxay ka warantay khayraadka kala duwan ee ilaahay Dalka Somaliya […]

1st June 2025 admin
Deni, oo maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Daah-furay shirweynaha horumarinta waxbarashada Puntland oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Madaxweynaha ayaa goobjoog ka noqday warbixinta Wasaaradda Waxbarashada soo bandhigtay oo ku dhisan shaqada la qabtay, mida socota iyo qorsheyaasha mustaqbalka ee horumarinta Waxbarashada Puntland. Madaxweyne […]

1st June 2025 admin
Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland oo si rasmi ah u shaaciyay qaar kamid ah liiska xubnaha ku tartami doona doorashada aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya

1st June 2025 admin
Kulane Jiis tacadiyadii iyo kufsigii uu u geystay dumarka Gedo oo banaanka la keenay

1st June 2025 admin
Deni, ooayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland caawa Casho Sharaf ugu sameeyay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland caawa Casho Sharaf ugu sameeyay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo Wafdi ka socda Safaarada Finland ee Soomaaliya. Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha […]

1st June 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay UK Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu uga qeyb galayo Shirka Caalamiga ah ee sara u qaadista tayada Waxbarashada carruurta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo […]