Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Qaxooti laga qaaday Afghanistan oo la geeyey Uganda Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in dalka Afghanistan ay 24-kii saacadood ee u danbeeyay ay ka soo daadgureysay dad gaaraa 19 kun oo qof. Dalka Uganda ayaa isagu noqday dalkii u horreeyey ee Africa ee maanta la gaarsiiyay qaar ka mid ah qaxootiga Afghanistan ee la dalkooda laga […]

30th April 2025  admin  

Beesha Caalamka oo war-saxaafadeed kasoo saartay doorashada Soomaaliya Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ee 21 iyo 22 Agoosto ku qabsoomay Muqdisho. Beesha caalamka ayaa xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ka codsatay inay wax ka qabtaan walaaca laga keenay hanaanka doorashada Aqalka sare, si loo taageero hanaan […]

30th April 2025  admin  

Gudoomiyaha Hantidhawrka Guud ee Dawlada Puntland ayaa xirey dhamaan Akoonada Wasaarada Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland.

30th April 2025  admin  

Madaxweyne Deni oo u hambalyeeyey Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Haylaan

30th April 2025  admin  

Yaa ka danbeeya in Ciyaartii Puntland ee nabadda iyo walaaltinimada ku soo dhamaatay la fashiliyo oo la macno tiro? Sida aad la wada socotaan galabta waxa ku soo dhamaaday Garoonka Mire Awaare ee magaalada Garowe, Horyaalka Gobollada Puntland ee koobka 8aad, oo ay ku guulaysteen gobolka Hayland oo ay xaruntiisu tahay magaalada Dhahar. Ciyaarahan dhex […]

30th April 2025  admin  

Horyaalka Gobollada Puntland ee koobka 8aad waxaa noqotay Haylaan.