Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Bilaa sabab Soomaaliya sanad walba uma galaan dalka ugu musuqmaasaqa badan Soomaaliya. Bixinta gurigan sharcigee loo maray.

30th April 2025  admin  

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay inuu isagu amaray Biibitada Tiyaatarka Habeenkii xalay waxaan soo qornay in Kooxda Muqdisho ay la qaylinayaan Biibito laga furi lahaa Tiyaatarka oo weligiis lahaa Biibito, oo sheekadoodu tahay Orgiga qayladu ka weyn. Hoos ka daawo wasiir Dube oo qiraya in Biibito laysku haysto

30th April 2025  admin  

Shamuuri oo geeriyooday Allah ha u naxariistee Mohamed Adan Shamuri, Fanaankii Caanka ahaa ee Soomaaliyeed , kama mid ahaa hobaladdii Waaberi ayaa Caaea oo Arbaco ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho

30th April 2025  admin  

Shacbka ku dhaqan deeggaanka cawasane oo soodhoweyeey Waddada mashruuca Ceeldaahir-Ceerigaabo oo ah 

30th April 2025  admin  

Erdogan oo soo bandhigay diyaarad dagaal oo casri ah oo uu dalkiisa sameystay Turkiga ayaa soo bandhigay diyaarad dagaal oo drone ah, taas oo qaadda hub, laguna sameeyay gudaha Dalkaas. Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, wuxuu sheegay in tallaabadan looga golleeyahay xoojinta awoodaha militari ee dalkiisa si ay isugu filnaadaan marka ay timaaddo howlgallada ciidan. […]

30th April 2025  admin  

Daraasad lagu eegayey Tayada biyaha Mooya-sixada ayaa maanta Shirkaddaha soo saara Biyaha mooya-sixada, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka , Wasaaradda Horumarinta Biyaha, Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka iyo maamulka Wakaaladda Biyihu kaga arinsadeen xarunta Wakaaladda ee Hargeysa. Daraasaddan oo dulucda waxyaabaha kasoo baxay ay noqotay in biyaha mooya-sixada dalku ay guud ahaan yihiin kuwo ku haboon cabitaanka marka […]