Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa mar hore waxa uu heshiis la gallay musharixiinta fadhigoodu yahay Muqdisho, maamulada Jubaland iyo Puntland, wadamada Imaaraadka, dalka Keenya iyo dalal kalle. Dhammaan wadamadaas iyo shaqsiyaadka musharixiinta ah dhammaantood waxeey ka siman yihiin in doorasho aysan dhicin inta Farmaajo meesha laga ceeyrinayo. Musharixiinta iyo wadamada doonaya burburka Soomaaliya ayaa aaminsan hadii […]

1st May 2025  admin  

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxed Xuseen Rooble wuxuu soo dhawaynayaa Aqbalaadda Madaxwaynaha ee Shaqo ka joojintii Agaasimihii Hore ee NISA Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Ra’iisulwasaaruhu wuxuu farayaa Agaasimaha Guud ee KMG ah ee NISA Sarreeya Guud Bashiir Maxed Jaamac in uu si deg deg ah u bilaabo shaqadiisa, sidoo kale Saraakiisha Hay’adda Sirdoonka iyo […]

1st May 2025  admin  

Farmaajo oo u magacaabay Fahad Yaasiin La taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u magacaabay xil sare Agaasimihii hore ee Nabad Sugida Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Sidoo kale Cabdisaciid ayuu u magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada, halka Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir Yaasiin Farey uu sheegay inuu Kusime ka noqday Hey’adda […]

1st May 2025  admin  

Maamulka Puntland oo taageeray Ra’iisul Wasaare Rooble Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay ku boggaadinaysaa Ra’iisul Wasaaraha XFS doorkiisa hoggaamineed ee Dalka, gaar ahaan waajibaadka amniga Qaranka, hirgelinta doorashada iyo hogaaminta Golaha Wadatashiga Qaranka. Dowladda Puntland waxay kaloo boggaadinaysaa, soona dhaweynaysaa dadaalka Ra’iisul Wasaarahu ugu jiro sidii looga gun gaari lahaa xaaladda Kiiska Ikraan Tahliil iyo […]

1st May 2025  admin  

Waa Digniine Dadka Soo Raac . Waa Dalkaagii doqon yahow Waa Digniine Dadka Soo Raac

1st May 2025  admin  

Raggii ay afduubka u gaysteen dad ay isku reer yihiin Ikraan Tahliil oo la sii daayay Warrarka laga helayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in la sii daayay sedex nin oo dhalinyaro ah oo sedexdii maalmood ee la soo dhaafay rag hubeysani afduub ugu haysteen xaafadda Hawl-Wadaag. Ragga afduubka gaystay ayaa ku […]