Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025  admin  

M. Culusoow oo ku guulaystay Inqilaab uu ku qabsaday degmo ka mid ah Jubbaland

12th May 2025  admin  

Howgal ay sameeyeen Ciidanka booliiska gobolka Sanaag

12th May 2025  admin  

Ishii Buktaay buktay-ku-bikaacso

12th May 2025  admin  

Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Barlamaanka Dawlada Puntland Oo Daah Furay Hawl Galka Hilaac ee Ciribtirka Argagixisda

12th May 2025  admin  

Ganacsiyo ay Soomaalida leeyihiin oo lagu boobay Mozambique MAPUTO —  Goobo ganacsi oo ay Soomaalidu ku lahayd dalka Mozambique ayaa la boobay iyadoo ay socdaan qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhashay natiijada doorashada ee lagu muransan yahay. Bililiqadan ayaa inta badan saameyn ku yeelatay ganacsiyada Soomaalida ee ku yaalla caasimadda Maputo iyo magaalada Nampula, sida ay […]

12th May 2025  admin  

Mid ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee dalka Sweden ayaa dardar galinaya in uu u ololeeyo sidii loo aqoonsan lahaa jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland. Markus Wiechel ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay X ama hore loo dhihi jiray Twitter wuxuu ku sheegay in halgan uu ugu jiro sidii […]