Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

Daahir oo baaritaan ku sammeeyey qaar ka mid ah beesha Hawiye ee degan magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kala sheekeeystay arrintaas saaxiibkiis Mustafa. Daahir: Saaxiibkeey Mustaf mala soctaa in beesha Hawiye ay ku jiraan dad asalkoodu uu yahay Amxaaro ? Mustaf : Wadh wadh! Maanta ma sheekadaasaad noo keentay? Daahir: Horta waa la is dhageeystaa intaadan wadh […]

1st May 2025  admin  

Jidka Barkaysan ee Ceel Daahir ayaa Badhan ka dhigay degmada Magaalo aad u koraysa, oo maanta ka weyn inta badan magaalooyinka Waqooyiga Soomaaliya

1st May 2025  admin  

Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahim @MOALIMUU ayaa akhriyay war ka soo baxay Ra’iisul Wasaare @MohamedHRoble . pic.twitter.com/llPlrqKLBZ — SomaliPM (@SomaliPM) September 14, 2021

1st May 2025  admin  

Degmada Xingalool waxaa laga soo waramayaa xaalada caafimaad darro oo dad badan u dhinteen waxaa dhakhaatirtu aaminsantahay in xanuunka loo dhimanayaa yahay Xirka saddexaad ee Covid 19. Cabdirisaaq Cabdullaahi Yuusuf Agaasimaha Cusbataalka Xingalool ayaa u warramay weriyaha Daljir

1st May 2025  admin  

Markii Ra’iisal Wasaare Rooble loo magacaabay in uu hoggaamiyo arrimaha doorashada iyo amniga doorashada, ma jirin khillaaf u dhaxeeyey isaga iyo madaxweeynaha, balse haddeer maadaama uu noqday qof garab saar la leh qaar ka mid ah musharixiinta su’aal waxeey ka taagantahay sida loo aamini karo dhexdhexaadnimadiisa, waxaana habboon in arrimaha doorashada laga wareejiyo ra’iisal wasaaraha. […]

1st May 2025  admin  

Qaali Mahamuud”kuma qanacsanin, mana aqbalidoonno guddiga uu Farmaajo u xil-saaray baritaankakiiska gabadhayda Ikraam Tahliil