Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025 admin
Madaxweynaha Puntland oo ugu hambalyeeyay Shacabka doorashada Golaha deegaanka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shacabweynaha Puntland gaar ahaan bulshada magaalooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ugu hambalyeeyay Doorashada goleyaasha deegaanka ee taariikhiga ah ee qabsoomtay. Madaxweynaha Puntland ayaa tallaabadan ku tilmaamay guul Soomaaliyeed oo Puntland ay horseeday, wuxuuna u mahadceliyay Guddiyada ka […]

5th May 2025 admin
Xisbiga Kaah Oo Ku Horeeya Natiijada Hordhaca Ah Ee Degmada Ufeyn Tirinta codbixinta doorashooyinka Qof iyo Cod ee degmooyinka Qardho ,Ufeyn iyo Eyl ayaa intooda badan dhamaatay iyadoo lagu wado in lagu dhawaaqo natiijada doorashada. Xisbiga KAAH ee uu hoggaamiyo Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa uu ku horeeyaa natiijada lagu dhawaaqay ee degmada Ufeyn, Illaa hadda […]

5th May 2025 admin
Gudiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyay natiijada doorshada ee degmada Ufeyn gobolka Bari.

5th May 2025 admin
Somalia’s Puntland state holds its first municipal elections for decades, for many, it’s the first time they’ve ever taken part in one-person one-vote elections

5th May 2025 admin
Doorasho qof iyo cod ah ayaa maanta ka dhacday saddex degmo oo ka mid ah Puntland. Faaduma Yaasiin ayaa warbixintan kasoo dirtay Qardho.

5th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wasiirrada hay’adaha dhaqaalahah dalka iyo mas’uuliyiinta Amniga dekadda ayaa ka dhageystay warbixin ku saabsan horumarrada dekadda iyo wada shaqeynta hay’daha kala duwan ee ka howl gala dekadda oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan dalka. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay hay’adahan in ay xoojiyaan wada shaqeynta dhexdooda […]