Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025 admin
Soomaalidii ku noolayd dalka Zambia, ayaa inta la soo raafo waxa laysugu keenayaa Garoon kubadeed The ministry of foreign affairs says it’s deeply concerned about “mass arrests” of Somalis in Ndola city, Zambia. @MofaSomalia says arrests based on ethnicity. Purported video of Somalis being brought to a stadium after they were arrested from homes and […]

5th May 2025 admin
Amb. Thomas-Greenfield: Xalka Ethiopia kuma imanayo cudud militari Wakiilka Mareykanka ee Qaramada Midoobay Ambassador Linda Thomas-Greenfield ayaa todobaadkan booqasho ku tagtay qaaradda Africa gaar ahaan wadamada Mali, Niger iyo Gabon, iyadoo ku sugan caasimadda Gabon ee Libreville, ayey la hadashay wariyeyaasha oo toos su’aalo u weydiinayay, waxaana meelihii ay ka hadashay ka mid ahaa xaaladda […]

5th May 2025 admin
INTERNATIONAL PARTNERS WELCOME LOCAL ELECTIONS IN PUNTLAND Mogadishu – With the peaceful completion of polling and announcement of preliminary results from ‘one person, one vote’ electoral process in three districts of Puntland, international partners* congratulate the people of Puntland for leading the way towards instituting a system of universal suffrage elections across Somalia. The international partners […]

5th May 2025 admin
Beesha Caalamka Oo Soo Dhaweysay Doorashadii Golaha Deegaanka Ee Ka Dhacday Puntland War Saxaafadeed ay soo saareen ururada iyo wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay doorashadii qof iyo codka ahaa ee dhawaan ka dhacday saddex degmo oo ka tirsan Puntland. War Saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan; Iyadoo si nabad ah ay ku soo […]

5th May 2025 admin
In Somalia, a rare female artist promotes images of peace https://t.co/xRmzIpbPIi?amp=1

5th May 2025 admin
Reer Puntland ma doonayaan Dimoqraadiyadda beelaysan ee la midka ah dhaqankii Puntland Curyaamiyey Doorashaddii taariikhiga ahayd ee dhowaan ka dhacday qaybo ka mid ah degaanada Puntland waxay ahayd mid aad loogu farxay oo ay dad badani soo dhoweeyeen gaar ahaan bulshada Puntland. Doorashdan oo ahayd mid tijaabo ah, ayaa Bulshada reer Puntland iyo madaxdooduba waxay […]