Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2024  admin  

Afar arrimood ka ogow hoteelkan ay degaan mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ee xalay la weeraray Dagaal-yahanno ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday hoteelka oo ku yaalla meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya, sida ay ilo dhanka amniga ah u sheegeen warbaahinta. Dhowr mas’uuliyiinta dowladda iyo shacab kale ayaa la rumeysan yahay inay ku waxyeeloobeen […]

27th November 2024  admin  

Sidee buu u dhintay suxufigan lagu dilay Cabudwaaq ee geeridiisu dad badan ka caraysiisay? Cabdikariin Axmed Bulxan oo ahaa saxafi ka tirsan Telafishinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas ku dhacday shalay. Sida uu BBC da u sheegay Maxamuud Axmed Bulxan oo ah walaalka Cabdikariin, nin ay shaqo wadaag ahaayeen […]

27th November 2024  admin  

Dawladda Soomaaliya maxay ka tiri in Imaaraatku joojiyay kaalmadii ciidan ee uu siin jiray Soomaaliya? Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ‘dacaayad’ ku tilmaamtay warar sheegaya in uu hakad ku yimid mushaarka qaar ka mid ah ciidamada dawladda, sababo la xariira in mid ka mid ah dalalka shisheeye ee ciidamada Soomaaliya ka caawin jiray mushaarka uu joojiyay […]

27th November 2024  admin  

Farmaajo oo ka hadlay wax ka beddelka dastuurka Habraaca sharci darrada ah ee lagu furay Dastuurka iyo wakhtigan oo aan ku habboonayn furistiisa awgeed, waxaan ka gaabsaday in aan ka qeyb-galo fadhiyada Golaha Shacabka ee ku saabsan doodda aan sharciga ahayn ee beddelidda Dastuurka dalka. Duruufaha halista ah ee ku xeeran qarannimadeena waxay ahayd in […]

27th November 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay maleeshiyaad ka tirsan beelaha Muqdisho oo ku guul daraystay in degaanadii ay ka soo jeedeen ka xoreeyaan al Shabaab.

27th November 2024  admin  

Hay’adda la socota dhaqdhaqaaqa maraakiibta iyo amaanka badda lagana leeyahay dalka Britain laguna magacaabo Ambrey ayaa sheegtay in markab maraayay xeebaha Soomaaliya ay koox hubaysani la wareegeeen. Sidoo kale Hay’adda La socodka Howgalada Ganacsi ee Badda ee Ingiriiska ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaanno (UKMTO) ayaa iyadana sheegtay in gacan ku haynta markabka lagula […]