Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025  admin  

Qof abaarta awgeed ugu geeriyooday Galmudug Qof abaarta awgeed ugu geeriyooday Galmudug xilli abaaro ba'an oo dadka iyo duunyadaba galaaftay laga soo sheegayo Gobolka Mudug. Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug C/raxmaan Cali Diiriye (Isxal), ayaa BBC-da uga warramay ay sida xaaladdu tahay. pic.twitter.com/PEcnkJnhXU — BBC News Somali (@BBCSomali) December 14, 2021

13th May 2025  admin  

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada  shanta (5) kursi ee Golaha Shacabka.

13th May 2025  admin  

13th May 2025  admin  

Allaha ha u naxariistee Baashi Xoosh Jibriil oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha bulshada Soomaalida ee Canada, gaar ahaan magaalada Toronto ayaa sida la sheegay ay tuugo ku dishay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Marxuumka ayaa dadka ku cusub Canada iyo guud ahaan Soomaalida dalkaasi ka caawin jiray arrimaha socdaalka, sharciga, iyo dib u dejinta. Soomaalida […]

13th May 2025  admin  

Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa shaaciyay liiska 14 kursi oo kamid ah kuraasta Aqalka hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. 1.#Hop028 Gaaljacel. 2.#Hop08 2 Ogadeen Cowlahan. 3.#Hop093 Biyamaal Dir. 4.#Hop107 Jidwaq Bartire. 5.#Hop108 Garjan. 6.#Hop111 Jareerweyne. 7.#Hop113 Jareerweyne Baajun. 8.#Hop114 Ogaden Bahgari. 9.#hop118 Baajun. 10.#Hop120 Dir. 11.#Hop126 Yantar,Mirifle,Raxaweyn. 12.#Hop134 Harti Warsangali. 13.#Hop203 Ogaden M.Zubeyr. […]

13th May 2025  admin  

Wuxuu iska soo dhigay Duuliye Diyaaradeed si u dhaafo safafka dhaadheer .Nin lagu magacaabo Rajan Mahbubani, una dhashay dalka Hindiya ayaa lagu qabtay Magaalada Delhi, kadib markii la ogaaday in qaab la yaableh u ku raaci jiray diyaaradaha. Ninkan oo da’diisu ay tahay 48 sano jir ayaa sameystay oo xiran jiray direyska duuliyeyaasha shirkadda duulimaadyada […]