Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025  admin  

Ishii Buktaay

13th May 2025  admin  

Adiga iyo Reerkiinaba anaa idiin ka Wakiil ka ah dawladda Federaalka Inta badan Siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya , gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa marka ay hor istaagan yihiin Warbaahinta beelaha Isaaq ee Soomaali inteeda kale neceb waxay warysigooda ku bilabaan ” waa isku tashateen, dhulkiina nabbad ayaa ka dhigateen, Dimoqraadiyad ayaa isku […]

13th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Djibouti uga qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee aasaaskii machadka cilmi baarista ee Heritage. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Djibouti uga qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee aasaaskii machadka cilmi baarista ee Heritage. pic.twitter.com/6fC621LtYo […]

13th May 2025  admin  

Kenya oo marti-gelineysa diblomaasiyiinta reer Galbeedka ee kasoo baxaya Itoobiya Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay oggoshahay in waddamada reer galbeedku ay dalkeeda kusoo daadgurayn karaan shaqaalahooda diblamaasiyiinta iyo qalabkooda hadii ay dalalkaasi soo buuxiyaan sharuudaha ay dowadda Kenya ay ka doonayso. Arrintan ayaa imanaysan xilli dowlado badan oo reer galbeed ah ay shaqaalahooda ugu baaqay […]

13th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u jooga Soomaaliya, Mudane Xasan Bin Xamsa Asad, oo booqasho sharafeed ugu yimi. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Danjiraha Dowladda Qadar ayaa waxa ay kulankooda kaga wada hadleen xoojinta […]

13th May 2025  admin  

dab xoogan uu ka kacay xerada qaxotiga dhagaxleey ee Kenya Fire guts the main market in Dhagahley refugee camp, #Dadaab, #Kenya. The vast majority of refugees in the camp are Somalis. Witness video captures intensity of the fire. pic.twitter.com/lahi7I6Uyh — Harun Maruf (@HarunMaruf) December 14, 2021