Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo iyagoo ku milmay siyaasadda isla markaana ay baal mareen xeer anshaxa doorashada

13th May 2025  admin  

Xisbiga Conservative-ka Britain, ee uu hoggaamiyo Ra’iisal Wasaare Boris Johnson, ayaa guuldarro culus kala kulmay doorashadii ku celiska ahayd ee golaha sharci dejinta, oo Khamiistii ka dhacday UK, taas oo  la sheegay in Xisbiga Conservative-ka uu lumiyay guud ahaanba mid ka mid ah Codadka goobihii doorashada, sida lagu muujiyay natiijooyinkii la soo saaray Jimcihii. Kuriga […]

13th May 2025  admin  

Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga waxaa isugu tagay madax ka soctaa dalalka Afrika waxaana halkaa ka dhacaya Shirweynaha Madasha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika. Waxaana loo arkaa shirkaan mid uu Turkigu ku doonayo inuu galaan-gal wanaagsan u yeesho isla markaana uu xoojiyo xiriirka uu la leeyahay dalalka Afrika. Waxyaabaha shirkaan iskaashiga xoogga lagu saarayo waxaa […]

13th May 2025  admin  

a’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa shir guddoomiyay shir fogaan arag ah oo ay yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka kaas oo diirradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka . Wajiga hore ee kulanka waxa warbixin laga dhageystay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal kaas oo faahfaahin ka bixiyay dib u dhacyada ku yimid jidwalka doorashooyinka, hufnaanta […]

13th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan sagootin ah Qasriga Madaxtooyada ugu sameeyay Ardey ka timi Jubaland oo ka qalinjebiyay Jaamacadda PSU. #Puntland President Said Abdullahi Deni bids farewell to a Jubaland graduate at PSU in #Garowe. The 21 students spent four years studying in Puntland at the University of PSU in Garowe, where they studied law. […]

13th May 2025  admin  

Soomaaliya ayaa Qaramada midoobay kaga codaysay MAYA in la soo baaro xaquuqda bani aadanimo loogu tuntay dalka Itoobiya Qaramada midoobey ayaa maanta doorasho ugu codeeyey sadex xubnood oo soo baara in xaquuqda bani aadamka loogu tuntay Ethiopia. Somaaliya waxay ka mid ahayd dalalkii diiday in baaritaan la sameeyo. Sadex iyo tobonka dalka ee xubnaha ka […]