Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025  admin  

Doorashada afar kursi oo kamid ah golaha shacabka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo degaan doorashadoodu tahay Somaliland. Afarta kursi ee maanta la doortay ayaa waxaa ku soo baxay Xildhibaan Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan, xildhibaan Guuleed Biixi Cabdi, Xildhibaan Jaamac Maxamed Askar iyo xildhibaan C/llaahi Cusmaan Ducaale […]

13th May 2025  admin  

Kuuriyada Waqooyi ayaa mamnuucday in dadka ay qoslaan inta lagu guda jiro baroordiiqda loo sameenayo madaxweeynayaashii hore oo ay ku jiraan madaxweeynaha hada heeysta awoowgii iyo aabihii. Hadaba, dadka waxaa loo sheegay ineeysan qosli Karin muddo dhan 11 cisho, aysan cabbi Karin wax qamri ah, sidoo kalana ay ka tagaan wax kasta oo keeni kara […]

13th May 2025  admin  

By AFRICANEWS  with AFP Last updated: 17/12 – 07:39 ETHIOPIA Ethiopia is seeking more collaboration with other African countries to help its struggle with the ongoing internal conflicts. The Ethiopian Deputy president Sahle Zwede visited Ivory Coast on Thursday and met with President Alassane Ouattara. Sahle said the situation in Ethiopia is stabilizing and that they will […]

13th May 2025  admin  

Waa siyaasiyiinta Maraykanka ee asalkoodu Soomaalida yahay oo markii ugu horay hal meel ku wada kulmay.

13th May 2025  admin  

Marka nin waalani sida ina Cali waraabe ku hogaaminayo waa tan oo kale. Aqoonsigii ay beesha Isaaq ku doonayen inay ku helaan dal u gaar ah oo Qaramada midoobay laga aqoosantahay ayaa hadda waxa laga raadiinayaa dalka Chile oo dhaca Galbeedka Koonfurta America

13th May 2025  admin  

Maanta oo Sabti ah ayaa lagu soo gabagabeyn doonaa magaalada Istanbul shirweynaha Afrika iyo Turkiga iyadoo shirkan diiradda lagu saarayo ganacsiga iyo maalgashiga. Madaxweynayaasha shirkaasi ku sugan waxaa kamid ah madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan Gollaha Wasiiradda.