Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025  admin  

Ciidamada TPLF oo isaga baxaya gobollada Amxaarada iyo Cafarta Ciidamada Tigreega ee dagaalka kula jira dowladda dhexe yaa isaga baxaysa gobollada waqooyi ee deriska la ah, taas oo ah tallaabo loo qaaday dhinaca xabbad joojiin suurtagal ah dagaalka culus ee socday 13-ka bilood, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidammada Tigreega maanta oo Isniin ah. […]

14th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa Madaxda iyo Bulshada Koonfur Galbeed kala qeybgalay munsaabadd ay ugu dabaaldegayaan sanad-guurada 3-aad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen

14th May 2025  admin  

Bulshada degaanka Caano badan ee Gobolka Sanaag oo waddo ku dhisanaya hannaan isku tashiya.

14th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Pakistan Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galay Shirka aan Caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee dalka Baakistaan Mudane Shah Mahmood Qureshi, iyaga […]

14th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo, xarunta ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, halkaasi oo uu kaga qeybgalayo munsaabadda sanad-guurada 3-aad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa waxaa kusoo dhoweeyay […]

14th May 2025  admin  

Shirkadda Kebarco Construction CO. ayaa soo gabagabaysay dhismaha & dayactirka Buundooyin sideed ah oo dayactir lagu samaynayay saddex bilood ee u dambaysay. Madaxda PHA & Wasaaradda howlaha Guud ee Puntland ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dhamaystirka mashruuca Dayactirka Buundooyinka Garowe & Birta dheer oo ay dhisaysay Shirkada wadaniga ah ee Kebarco. Gabagabada mashruucan waxaa […]