Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Bulshada Gobolka Bakool ayaa Gaajadu u gaysay inay cunaan Xoolo dhintay Maalmo ka dib, markii lacag tiro badan lagu kharash gareeyey Shirkii Heritage ee Jabuuti iyo sanadguuraddii Lafta gareen ee Baydhao ayaa qaar ka mid ah Bulshada gobolka Bakool waxay gaajadada iyo abaarta haystaa u gaystay inay cunaan Xool dhintay, ahna hanbaddii Habar dugaagta. Daawashada […]

14th May 2025 admin
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska,Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) oo ka jaawabay eedeemaha loo jeediyay Raysal wasaare rooble.

14th May 2025 admin
Taliyaha ciidamada Badda Soomaaliya: “Ra’iisul Wasaaraha ayaa kamid ah madaxda Dhulkii Ciidamada Badda boobaysa” Waxa uu ku eedeeyey in uu sifo sharci darro ah kudhisanayo dhulkii ciidamada Taliyaha ciidamada Badda Soomaaliya Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble ku eedeeyey inuu boobayo dhulkii ciidamada badda, isla markaana uu si shakhsi ah guri uga dhisanayo.

14th May 2025 admin
Nabadoon Axmed Salaad Cabdiraxmaan waa 80 jir ku nool magaalada Baargaal oo ku taal Badda hinday gobolka Bari Puntland. Axmed waa badmaax la socon jirey doonyaha iyo maraakiib isaga kala goosha wadamada Khaliijka iyo geeska Afrika, waxa uu tegey magaaloyin dhawr ah oo u badan kuwa Carabta. Sannadkii 1978 ayaa Axmed tegey magaalada Riyaad ee […]

14th May 2025 admin
Dhulkayagu Sabool Maaha Dhulkayagu Sabool Maaha Dhalinyahay Dhamaanteen Dhulka Maw Shaqeynaa, Dhegxumada Ma Diidnaa Dhalinyahay Dhamaanteen Dhulka Maw Shaqeynaa, Dhegxumada Ma Diidnaa

14th May 2025 admin
Wakallada horumarinta Biyaha Dawlada Puntland ayaa manta dib u kicisay ceelka riiga ah ee degmadda Buhoodle ,oo Muddo labo asbuuca fadhiyey.