Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025  admin  

Wasiirka Amniga oo amray in uusan dalka ka bixi karin taliyihii Rooble ku eedeeyay ‘dhul boobka’ Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa amray in taliyaha ciidamada badda Soomaaliyaa Sarreeye Guuto Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir aanuu dalka ka bixi karin, sida ku cad qoraal uu goor dhaweyd soo saaray, kaas oo ku socday hay’adda socdaalka […]

15th May 2025  admin  

Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed Xuseen Rooble. Dowladda Puntland waxay kaloo caddeynaysaa in ay diyaar u tahay qabashada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka si waafaqsan heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu gundhig u yahay heshiiskii 17 September 2020.

15th May 2025  admin  

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ixtiraamayaan go’aankii dowlada Soomaaliya ay ku xirtay qeybta ay ka isticmaalaan garoonka diyaaraha Aden Adde ee loo yaqaan MOVCON, waxayna sheegeen in laga bilaabo maanta ay joojiyeen isticmaalkiisa. “Qaramada Midoobay waxay Soomaaliya uga shaqeysaa iyadoo si buuxda u ixtiraamaysa sharciga Soomaaliya iyadoo la raacayo shuruudaha Heshiiska Hawlgalka […]

15th May 2025  admin  

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo saarey war saxaafadeed, kaasoo uu kaga jawaabayo war kasoo baxey maanta aroortii hore xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ra’iisal wasaare Rooble, ayaa sheegay in aanu aqbaleyn in murashax gaar ah uu ku takri falo hanaanka doorashada. “Tan iyo intii uu Ra’iisul Wasaauruhu la wareegay […]

15th May 2025  admin  

Jabhadda SSC, ayaa gacanta ku dhigtay degmada Xudun ee gobolka Sool. Maleeshiyaadkii Falaagada ahaa ee SNM oo ay ku midaysnaayeen beelaha Isaaq ayaa intaan jabhadda soo gelin ka cararay magaalada

15th May 2025  admin  

In badan oo idin ka mid ah, waxaad maqashaan Soomalidu waa dad ilbax ah, waa dad ganacsiga ku wanaagsan, waa kuwo wax walba ku wanaagsan, laakiinse ay ku adag tahay inay iyagu is maamulaan. Waa kugu adkaanaysaam sababta arintan keentay inaad ogaato waxay atahay ilaa aad Baaritaan ku samayso siyaasaasiyiinta iyo beelaha Soomaaliya qaarkood sida […]