Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
RW Rooble “Waxaan sidii caadiga ahayd u wataa shaqo maalmeedyga’

15th May 2025 admin
SHAQO KA JOOJIN WASIIRKA KOOWAAD KEDDIB MARKUU SOO GALAY TUHUN MUSUQMAASUQ IYO KU TAKRIFAL DHUL DAN GUUD

15th May 2025 admin
Safaaradaha Mareykanka iyo Britain ee magaalada Muqdisho ayaa caawa shaaciyay in ay taageersanyihiin Shirka Wada-tashiga Qaran ee uu ku baaqay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ee la filayo inuu Muqdisho ka dhaco todobaadkaan. War kooban oo lagu daabacay barta tiwitter-ka ee safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay,” In Mareykanku uu sii wadayo taageeridda Shirka […]

15th May 2025 admin
Guddomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa mid baalmarsan sharciga ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray guddomiyaha golaha shacabka ee waqtigoodu dhamaaday. Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale ugu baaqay Golaha wadatashiga in ay ansixiyaan natiijada doorashada Aqalka sare.

15th May 2025 admin
Dowlada Jubaland mar walba waxay diyaar u tahay dardar galinta howlaha Doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag ee dalku ku jiro. Waxaa meel Wanaagsan maraya dadaalada ay guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ay ku bilaabayaan Doorashooyinka aqalka hoose ee baarlamaanka oo si Wanaagsan uga socda Magaalada […]

15th May 2025 admin
KGS kama qeybgalayso shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Baydhabo, 26ka Diseembar 2021: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) wuxuu caddeynayaa in uusan kasoo qeybgali doonin Shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Go’aankan wuxuu ka dhashay keddib markii lagu xadgudbay madaxbannaanida Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo 7 xubnood […]