Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Masuuliyiin ka tirsan dowlada puntland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa duleedka magaalada Bosaso ku soo dhoweyay qaar ka mid ahIsimada Puntland.

15th May 2025 admin
Afhayeenka Farmaajo oo ka jawaabay eedeymihii ‘afgambi’ ee RW Rooble Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ka jawaabay hadalkii Ra’isul Wasaare Rooble ee ahaa in madaxweynuhu sameeyay iskuday afgami, waxaana afhayeenka, ahna Agaasimaha Warfaafinta ee Xafiiska Madaxweynaha Cabdirashiid Maxamed Hashi uu VOA siiyay wareysi la xiriira arrintan. Wariyaha VOA ee Washington Nuur Bukhaari, ayaa ugu […]

15th May 2025 admin
Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Soomaaliya War Saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen dalalka iy hay’adaha daneeya arrimaha dalka Soomaaliya ayaa walaac loogaga muujiyay xiisada siyaasadeed ee ka jirta dalka Soomaaliya. War Saxaafadeedka ayaa loogu baaqay madaxda dalka in la qaboojiyo xiisada isla markaana diirada la saaro arrimaha […]

15th May 2025 admin
Khilaafka madaxda dowladda iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka jira Muqdisho Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu jiro dhaqdhaqaaq ciidan, iyadoo ciidamo la sheegay in kasoo horjeeda madaxweyne lagu arkay meel ku dhow isgoyska dabka ee Maka Al-Mukarrah. Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga Qaranka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac) iyo Cabdullaahi Maxamed Nuur oo iyaguna […]

15th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Rooble “Ujeeddada Farmaajo waa in carqaladeeyo doorashada dalka ka socota si uu xafiiska ugu sii joogo si sharci darro a

15th May 2025 admin
Mahdi Guuleed oo ka hadlay xiisadda ka dhex aloosan Farmaajo iyo Rooble Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa qoraal uu boggiisa Facebook soo dhigay waxa uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaare Rooble ugu baaqay in ay dalka badbaadiyaan isaga oo sheegay inuu yahay Tabliiqi Nabadeed. “Waxa aan ahay […]