Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025  admin  

Abdirisak Ahmed Said, oo si KMG ah loo gu doortay Guddoomiyaha Guddiga Doorasha KMG ah ee Puntland. Gudoomiyaha la doortay ayaa ka soo jeeda gobolka Hayland

15th May 2025  admin  

15th May 2025  admin  

Wasiirka Amniga Oo Amray In Ay Ka Baxaan Ciidamada NISA Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa taliyaha KMG ah ee hay’adda Nabad Sugidda Yaasiin Farey ku amray in wixii maanta ka dambeeya aysan garoonka Muqdisho ka shaqeyn karin ciidanka NISA iyadoo guud ahaan amniga garoonka lagu wareejiyay ciidanka booliska Soomaaliya.

15th May 2025  admin  

Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi ah ku samayn doona dhacdadii 27 December la isku dayay in la afgambiyo Xafiisyada Ra’iisulwasaaraha iyo Xukuumadda Wasiiradaan ayaa kala ah. 1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga—Guddoomiye. […]

15th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Muqdisho kula kulmay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam, iyagoo ka wada hadlay qabanqaabada shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dardargelinta doorashooyinka dalka oo ka furmaya Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka siiyay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland xaaladihii […]

15th May 2025  admin  

Afhayeenka ayaa sidoo kale shaaciyey in Madaxweynaha K/Galbeed oo ah halka Madaxweyne ee Muqdisho ka maqan oo dhawaan imaanayo, si uu uga qeyb galo shirka. “Waxa socda diyaar-garowga furitaanka shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo Muqdisho ka furmo maalmaha dhow ee innagu soo aaddan,” ayuu yiri Afhayeenka XFS […]