Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Dood ku saabsan isqabadka Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha

15th May 2025 admin
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland iyadoo ka xun iscasilaadda Guddoomiyaha iyo Kuxigeenka Guddiga Doorashooyinka Kumeelgaarka ah ee Puntland (TPEC), waxay Ummadda Puntland, guud ahaan Soomaali iyo Daneeyaasha Barnaamijka Dimuqraadiyeynta Puntlandba u caddeynaysaa in Geeddi socodka Dimuqraadiyeynta Puntland uu yahay hadaf ku dhisan heshiis bulsho, Dowladda Puntlandna u idmantahay ka guul gaarista hirgelintiisa. […]

15th May 2025 admin
Ciidan Beeleedka Boocame Oo Soo Bandhigay Goobihii Ay Qabsaden.

15th May 2025 admin
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal beeleed shalay ka dhacay tuulada Saax-meygaag ee gobolkaas ay ku dhinteen ku dhawaad 10 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan. Dagaalka ayaa u dhaxeeya maleeshiyo beelood ka soo kala jeeda gobollada Sool iyo Nugaal. Qaar ka mid ah dhaawacyada ayaa waxaa shalay […]

15th May 2025 admin
Websitka Cabdiraxmaan Faroole oo qoray in Dhulbahante yihiin Somaliland Websitka Garowe Online , ee uu asaasay madaxweynhii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole, xilligii uu ahaa Wasiirka maaliyadda Puntland, markii danbena ay isaga iya Caruurtiisu wada qorayen. ayaa Dacaayad raqiis ah oo wax loogu dhimayo beesha Dhulbahante ku soo daabcay websitkooda. Dagaalkii maalmahan ka socday gobolka […]

15th May 2025 admin
Ra’isul wasaare Rooble ayaa kulan la qaatay madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane @MohamedHRoble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleesyada Galmudug, Koofur Galbeed & Hirshabelle ka hor Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ka furmaya Muqdisho. Dhammaan madaxda Dowlad-goboleedyada ayaa soo gaaray Muqdisho. pic.twitter.com/8ma5lWqq6B — SomaliPM (@SomaliPM) January 2, […]