Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025  admin  

Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan xilka ka tagaya kadib muddo 9 bilood ah oo uu xilkaasi hayay, waxaana xilkaas la wareegaya David Satterfield oo ah safiirka Maraykanka u fadhiya Turkiga, sida ay qortay wadaaladda wararka Reuters Arbacadii. Feltman, oo ah diblomaasi ruug-caddaa ah ayaa xilka la wareegay […]

16th May 2025  admin  

Markii ugu horaysay labaatan sano ay Dalxiisayaal yimaadeen gobolka Sanaag

16th May 2025  admin  

Lamaane is qabay oo kala tegay oo saaxiib wanaagsan noqday ayaa ku guulaystay $44 million. Nin iyo Xaaskiisa oo horay isku qabay magaalada Toronto ee dalka Canada , oo hadda saaxiibo isku fiican ah markii ay kala tageen , ayaa ku guulaystay $44 million doolar markii akhamaar ay ciyaareen Elizabeth Lumbo iyo ninkeedii hore Arlene […]

16th May 2025  admin  

Mataano ku dhashay Cisbitaal ku yaala gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa dhalashadooda waxa u dhaxaysay 15 daqiiqo, sidaasna waxay ku noqdeen inay labo sano kala dhashaann. Alfredo Antonio Trujillo wuxuu dhashay 23:45 Waqtiga magaaladaas (07:45 GMT) habeenkii uu sii dhamaanayey sanadkii 2021. Walaashiis Aylin Yolanda Trujillo iyana waxay dhalatay 15 minute ka dib 1 […]

16th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalka Shiinaha Wang Yi iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa caawa ka dagay Caasimada Eritrea ee Asmara. Wang, ayaa booqasho laba maalin ah ku joogi doona Dalka Eritrea. Wafdigan Shiinaha ah ayaa Garoonka Asmara waxa ku soo dhoweeyey wasiirka arimaha dibadda Osman Saleh iyo madax sare ee dalkaas Wafdiga Shiinaha ayaa kuklan […]

16th May 2025  admin  

shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo galay maalintii labaad Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo hoggaamiyayaasha maamul goboleeyada ayaa maanta la kulmay diblomaasiyiinta beesha caalamka magaalada Muqdishu. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay ka wadahadleen dardargelinta doorashooyinka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay ka go’an tahay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo gabagabeeyo […]