Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025  admin  

Rajo ayaa laga qabaa in xal nabadeed laga gaaro dagaalkii mudada saddexda maalmood ee bishii lasoo dhaafay ka dhacay magaaladda Boosaaso, kadib markii ay siyaasiyiin, Isimo iyo wax garad kale ay magaaladda Boosaaso ka bilaabeen dhexdhexaadin iyo xaqiiqo raadin la xiriirta waxa sababay dagaalkaas.

16th May 2025  admin  

‘Waxaan ka shaqaynay sidii looga baaqsan lahaa dirir mar kale ka dhacda deegaanka Saax-meygaag. Gabar sheegtay in Ugaasad loo caleema saaray iyadoo dhanka dhaqanka Soomaalida kaalintaas muddo dheer lagu yaqaannay ragga. pic.twitter.com/SdbR9apVwM — BBC News Somali (@BBCSomali) January 6, 2022

16th May 2025  admin  

Jidka Laascaanood ilaa Kalabaydh ee Gobolka Sool. Weriye Maxamed Xasan Dhalo ayaa soo diyaariyey muuqaalkan

16th May 2025  admin  

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa qoraal uu u diray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka wuxuu ku amray in loo yeero Illaa Shan Sarkaal Ciidan oo uu sheegay in lagu tuhmayo dhacdadii 27 December ee ahaa isku daygii la damacsanaa in lagula wareego Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Saraakiishan ayaa waxa ku jira Taliyaha Guutada 77aad iyo Abaanduulaha Guutada ee Koofiyo […]

16th May 2025  admin  

Gudiga cusub ee KMG doorashadoyinka Puntland ayaa xilkii kala wareegay maamulkii hore

16th May 2025  admin  

Daawo dilkii uu uu ka bad baaday Ra’isulwasaaraha dalka Haiiti Ariel Henry