Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025  admin  

David Bennett waa 57 jir Maraykan ah, Waana qofkii ugu horeeyey ee lagu rakibay Wadne Doofaar oo la farsameeyey. 7 saac ayeey qaadatay intii qaliinka la waday. Sadaex cisho ayaa dhamaatay intuu ki jiray wadnaha Doofaarku

16th May 2025  admin  

Daawo Diyaarad ayaa la dhacdaym waxaana laga bad baadiyey isla markiiba inaanu Tareenku dul marin

16th May 2025  admin  

Hamse M. Warfa oo madaxweynaha Maraykanku u magacaabay lataliye sare oo Madaxweynaha Marekanka, Joe Biden ayaa Xamse Warfa oo Soomaali ah u magacaabay La-taliyaha Amniga Rayidka, Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul insaanka ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka. Markiiba waxaa lagu sheegay inuu noqonayo qofkii u horreeyay ee Soomaali ah ee la-taliye ka noqonaya wasaaradda Arrimaha Dibadda Marekanka. […]

16th May 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyey heshiiskii doorashada ee RW Rooble iymmaamul goboleedyada, sidoo kale khudbadiisa waxa ka muuqad Tanaasul iyo inuu saaxiga keeny

16th May 2025  admin  

Dood lagu qabtay Twitterka ayaa looga dooday arrimaha badan oo ka taagan dalka Soomaaliya.

16th May 2025  admin  

Dab khasaaro xoogan geystay oo ka kacay Magaalada New York. Ugu yaraan 19 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah ayaa ku dhintay dab ka kacay guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada New York ee dalka Mareykanka. Duqa magaalada New York Eric Adams ayaa sheegay in 32 ruux oo la dhigay isbitaal,dhowr ka […]