Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhaawaciisa loo qaaday dalka dibaddiisa, waxaana ku sagootiyey Garoonka Aaden Cadde xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Mas’uuliyiinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo saxafiyiin Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ballan qaaday in Xukuumaddu ay dadaal ku bixin doonto baxnaaninta dhaawaca Afhayeenka oo shalay qof […]

17th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ku dhaawacmay qarax argagixisadu la beegsadeen. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu oo ku dhaawacmay qarax argagixisadu la beegsadeen. pic.twitter.com/TiH7mbFuFk — SomaliPM (@SomaliPM) January 16, 2022

17th May 2025  admin  

17th May 2025  admin  

Kulan lagu taageerayo Go.aankii Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin ee uu ka qaatay Go,aankii ay soo saareen qaar ka mid ah Isimada Puntland waxayna ku amaaneen in uu ahaa mid ka turjumaaya Rabitaanka Bulshada uu Matalo ka dib kulan ay beelweynta ku qabteen Magaaladan Boosaaso.

17th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibbada Oo Wadahadal La Yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Marwo Molly Phee oo uu weheliyo Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Maraykanka u qaabbilsan Geeska Afrika Danjire David […]

17th May 2025  admin  

Kadib markii bishi hore ee December uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku casuumay hal milyan oo qurba-joogta Itoobiya ah inay soo gurya-noqdaan, ayaa waxaa dhulka Soomaalida ee Itoobiya soo gaaray boqollaal qurba-joog ah. Sababaha ay u yimaadeen iyo waxa ay deegaanka kusoo kordhin doonaan, ayaa wariyaha VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxman Gaataa uu ka […]