Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Odayaasha magaaladda ceelbuh ee gobolka Sanaag ayaa Dowladda Puntland iyo hay’addaha samafalka ka codsadeen in laga caawiyo waxyaabaha ka dhimaan ceelka riig ah oo magaaladaas dhowaan laga hergeliyey una baahan haanta keydka biyaha iyo waastooyinka ay xooluhu ka cabaan taas oo xoolo gaaraya 7000 ay maalin walba ka cabaan

17th May 2025  admin  

Mid ka mid ah madaxda SNM oo ku talisay inay qaataan ISAAQLAND, oo ay isaga tagaan magaca Soomaali

17th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir, iyo Wasiir ku-xigeen ka tirsan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad. Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda shaqo. Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo dhamaystirka […]

17th May 2025  admin  

Calanka Wasiirka dhinac yaal ma khalad ayuu ku yimid. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ahayd Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaraadka Carabta u jooga Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Al-cusmaan, oo booqasho sharafeed ugu yimi. Wasiirka ayaa la wadaagay Danjiraha sida ay dowladda Federaalka Soomaaliya uga […]

17th May 2025  admin  

wa idin salaamay Bahda Allsanaag iyo umadda Soomaaliyeed. Qore Jaama Jaama Marka hore waxaan rabaa inaan guto waajibaka saaran oo aan muujiyo qaderinta iyo jecaylka aan u hayo xafiiska madax-weynaha somaliyed, waayo waa astaanta labaad ee ummadda somaliyed, marka laga yimaado astaanta koowaad calanka ummadda soomaaliyeed. Madax-weynaha ummadda Soomaliyeed waa ruux u adeega umada soomaaliyeed […]

17th May 2025  admin  

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ee Soomaaliya ayaa maanta guddoomoye u doortay Maxamed Cawil Warsame. Maxamed Cawil ayaa ku guuleystay doorashadan ka gadaal markii uu doorashada isaga haray musharaxii la tartamayay Mustaf Macallin Cali.