Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2024  admin  

Wasiirka Wasaradada Cafimaadka Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa warbixin ka biixyay shirka guddiga xakamaynta iyo ka hortaga cudurada faafa ee Dowladda Puntland.

27th November 2024  admin  

Muxuu yahay muuqaalka lagu heysto Trump ee uu ka faafiyay Biden? Kooxda ololaha Biden ayaa Donald Trump ku cambaareeyay inuu baraha bulshada kusoo wadaagay muuqaal muujinaya gaari xamuul ah oo sida sawirka madaxweynaha Mareykanka oo lugihiisa iyo gacmihiisu isku xiran yihiin. Kooxda ololaha Biden ayaa ku eedeeyay Mr Trump inuu “si joogto ah u kiciyo […]

27th November 2024  admin  

Go’aanka Dowladda Puntland oo caawa kasoo baxay Shir Gole Wasiir oo aan caadi aheyn, Kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor. Waxaa Warbaahinta la wadaagay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Caydiid Dirir

27th November 2024  admin  

Maanta Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa ansixiyey wax ka beddel lagu sameeyay dastuurkii kumeel gaarka ahaa. Waxaa la sheegay in ay soo xaadireen labbo boqol iyo xooggaa, balse ma’ahan wax la hubo in tiradaas ay soo xaadireen. Si kastaba ha ahaatee, xubnaha baarlamaanka ee Soomaaliya ma’ahan kuwo matali kara shacabka Soomaaliyeed. Sidaas darteedna, ma go’aamin […]

27th November 2024  admin  

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey wax ka baddalka dastuurka Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey waxkabaddalka afartii cutub ee dastuurka Soomaaliya marka laga reebo dhowr qodob. Afarta cutub ayaa mid mid loogu codeeyay kadibna labada gole waxay u codeeyeen guud ahaan waxkabaddalka dastuurka taas oo iyadana la ansixiyey. Saddex qodob oo […]

27th November 2024  admin  

Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku tilmaamay wax ka bedelida dastuurka in aysan ahayn dib u eegis balse tahay dastuur cusub oo la qorayo. “Nidaamkeenu waa Baarlamaani, laakiin waxa uu Xassan Shiikh wado dib u eegis maaha ee waa dib u qoris iyo Dastuur cusub” Faroole.