Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Guddoomiyihii hore ee Hay’adda ADESO Faaduma Jaamac Ducaale (Fatima Jibriil) ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya in la sameeyo daraasado iyo shuruuc lagaga hortagi karo khataraha iyo khilaafaadka ka dhalan kara soo saarista khayraadka badda gaar ahaan Shidaalka

17th May 2025 admin
M. Farmaajo iyo Federaalku waa ku saxsan yihiin inay Ciidan u diraan maamulka Hirshabelle. Maamulka Hirshabeelee oo Alshabaaku go’doomiyeen, iyaga oo afarta jihoba ka qabsaday, si xor ahna u jooga magaalooyinka waaweyn ee Maamulka Hirshabelle, oo maantoo ugu danbaysana ka qabsadeen dabna saareen Tuulada Mukaydheere ee ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa […]

17th May 2025 admin
Inta la xaqiijiyey 6-qof ayaa ku geeriyootay ugu yaraan 3-kalena waa ku dhaawacmeen shil gaari oo goordhow ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Salaamo iyo Libaaxo oo ka tirsan gobolka Nugaal.Dhaawacyadii dadkaas waxaa loo qaaday isbitaallada magaalada Garowe.Dadkaas waxaa u gurmaday oo goobta uu shilku ka dhacay gaaray masuuliyiin ay ka mid yihiin, guddoomiyaha gobolka […]

17th May 2025 admin
Ugaas Xasan Ugaas Yasiin ” Waxan Rabay In aan dhakhtar aado Lkn Ma tagaayo inta go”aanka laga gaarayo arinka Bosaaso.

17th May 2025 admin
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada Dal Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah kulan labo geesood ah magaalada Addis Ababa kula yeeshay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya, Mudane […]

17th May 2025 admin
Rooble oo amray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay doorashooyinka dalka, amniga, gaar ahaan ciidanka la geeyay Beledweyne iyo baqdin gelinta argagixisadu ku hayaan ganacsatada Suuqa Bakaaraha. Shirka ayaa waxaa warbixinno laga dhageystay qaar ka mid ah Wasiirada shirka ka qeybgalay, […]