Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Xasuusti dowladii Siyaad Barre oo uu ka waramayo Muxidiin Mardadi Xaaji Dhagax Digniin laga yaabee hadalada qaarkood inaadan jeclaysan ha la daawan caruurta

17th May 2025 admin
Xuud oo faah faahin ka bixiyey wada-hadallada DF iyo xiisadda Beledweyne General Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, gaar ahaan xaaladda HirShabelle iyo ujeedka socdaalkiisa ee magaalada Muqdisho. Xuud ayaa sheegay inuu wada-hadal kula jiro dowladda Soomaaliya, isla-markaana uu kulan la qaatay madaxweyne […]

17th May 2025 admin
Muqdisho waxaa lagu dilay Axmed Cabdilaahi oo ka soo jeeday degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer Saraakiil ka soo jeeda beesha Dhulbahante ayaa Muqdisho lahu dilay Sarkaalkan oo ka tirsana Haramcad ayaa hada ka hor ka badbaaday dil isago xiliga dhaawac culus soo gadhay balse mar kale.maanta ayaa lagu weeraray Gudaha.Muqdisho. Sarkaalkii labaad ee ka soo […]

17th May 2025 admin
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jayte, ayaa taageeray ciidanka la keenay magaalada Baladweeyne. Hadaba, ciidanka la geeyay magaalada Baladweeyne ayaa waxaa siyaasad ka dhexdayey shaqsiyaad aan dalka iyo dadka dantooda ay kalla weeyn tahay, balse eeganaya dannahooda gaarka ah. Intooda badan shaqiyaadkaas siyaasadda ka dhexraadinya ciidanka waa kuwo aan reer Hirshabeele iyo iyo reer Hiiraan aan […]

17th May 2025 admin
Guddiga doorashooyinka K/Galbeed oo shaaciyay kuraasta dhawaan lagu dooran doona Baraawe Guddiga hirgelinta doorashada Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shaaciyay qabashada doorashada qaar kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed. Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa noqonaya maamulkii ugu horreeyay ee shaaciya deegaan Doorashada labaad ee loogu tala galay in ay […]

17th May 2025 admin
Qoyskan ka soo jeeda Hindiya Jagdish Patel, 39 jir ah , Vaishailben Patel, 37 jir ah, iyo caruurtooda , Vihangi, 11 jir ah , iyo Dharkmik, 3, ayaa dhaxani ku dishay xadka u dhaxeeya Maraykanka iyo Canada. Qoyska ayaa doonayey inay dhuumasho iyo lug ku oo galaan Maraykanka Habenkaas ayaa cimilda hawada ama qabowgu ahaa […]