Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Intee le’egyahay culeyska amni ee saaran ganacsatada Bakaaraha? Ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa toddobaadkan ku qasbay ganacsatada Suuqa Bakaaraha inay dib u furan suuqa oo maalmo xirnaa. Ganacsatada ayaa suuqa xiray sida la sheegay kadib markii ay heleen amar ka yimid kooxda Daacish oo dalbaday in ganacsatada ay bixiyaan lacag ay ugu yeereen canshuur. […]

17th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Rashid Ala-Maktoum oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ayaa waxa […]

17th May 2025 admin
Waxaa goordhawayd Magaalada laascaanood lagu dilay Labo qof kuwaaso lagu dilay xaafada Farxaskule ee Koonfurta Magaalada Laascaanood. Labada qof ee la dilay ayaa ah nin iyo Gabadh is qaba sida aan xogta ku helnay kuwaaso ku sugna xaafada Farxaskule ee Magaalada Laascaanood. Maydka Labada Qof ayaa hada la geeyay Cusbitaalka weyn ee Laascaanood. Lamaana la […]

17th May 2025 admin
Maxkamadda Gobolka Banaadir: “Lama bixin karo lacagta Imaaraadka” Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amar ay maanta soo saartay ku sheegtay in aan labixin karin lacagtii Imaaraadka Carabta looga qabtay Garoonka Aadan Cadde bishii April ee 2018-kii. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 7-dii Janaayo sheegay in lacagtaas dib loogu celin doono Imaaraadka Carabta, isaga oo […]

17th May 2025 admin
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Dalka kuwait ayaa kulan doceed la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Kuwait, Mudane Sheikh Ahmed Nasser Mohammed Al-sabah. Labada Wasiir ayaa ka […]

17th May 2025 admin
Wafdigii RW Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyey Abu-Dhabi Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono madaxda ugu sarreysa dalka Imaaraadka Carabta. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha […]