Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta  aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster, iyo wafdi ay hogaaminayso. Kulanka ayaa looga hadlay xaalada Abaaraha iyo saamaynta ay ku yeesheen dadka ku nool deegaanada qaar,  Jubaland ayaa bilihii lasoo dhaafay […]

18th May 2025  admin  

RW Rooble oo hey’adaha samafalka Imaaraadka ka dalbaday inay u gurmadaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi, kula kulmay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta iyo Hay’adaha samafalka ee dalkaas oo uu kala hadlay sidii gargaar deg deg ah loola soo gaari lahaa shacabka Soomaaliyeed ee Abaartu saameysay. […]

18th May 2025  admin  

Dhaxal Sugaha Abu-Dhabi Sheekh Maxamed Bin Zaayid Iyo Raiisalwasaaraha Somalia Oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xidhiidhka Labada Dal. Dhaxal Sugaha Xukunka Imaaradda Abu-Dhabi Ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada Imaaraatka Sheekh Maxamed Bin Zaayid ayaa maanta la kulmay raiisalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Imaaraatka iyadoo uu kusoo dhaweeyey […]

18th May 2025  admin  

Maamulaha Dugsiyada Twin cities international iyo Ubah Medical Academy oo ku yaal Minnesota dalka Mareykanka Mudane Cabdirashiid Cali Warsame iyo xubno kale oo qurba-joog ah oo ka yimi UK ayaa booqasho ku yimi Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Faraca Puntland-Badhan. Xubno ka tirsan Maamulka jaamacadda ayaa soo dhaweeyey, waxa ayna ka wada hadleen sidii qurba-joogta deegaanku gacan […]

18th May 2025  admin  

Alshabaab oo soo weeraray Milxo o hoos timaada Laasqoray Degaanka Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag, oo ka mid ah meelaha macdanta laga qodo ayaa maanta Dadqalatooyinka alshabaab waxay isku dayeen inay la wareegaan oo gacanta ku dhigaan. Halkaa waxa ka dhacay dagaal u dhaxeeya Argagixisada aadka u tababaran oo garab ka […]

18th May 2025  admin  

Isbitaal Loo Aqoonsaday Dhismaha Cusub ee Ugu Wanaagsan Adduunka Isbitaalka Friendship wuxuu ku yaalaa tuulada Shyamnagar ee koonfur-galbeed ee Bangladesh degmada Satkhira – aag u nugul duufaanada soo noqnoqda iyo kor u kaca heerarka badda. Isbitaalkan oo ka kooban 80 sariirood oo ku yaala aagga ay duufaantu u nugul tahay ayaa lagu dhisay leben gudaha […]