Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shir Madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Ahmed. Madaxweyne Farmaajo iyo Aby Ahmed ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo horumarinta iskaashiga Labada Dowladood ee dhinacyada amniga, ganacsiga, dhaqaalaha, deris wanaagga iyo horumarka […]
18th May 2025 admin
Waa mxay sababta Kuraasta reer Maakhir kyraasta qaar uga hadlaan, qaarna uga aamusan yihiin? Inta badan Bulshada reer Maakhir, gaar ahaan kuwa baraha Bulshada iyO talafishanka Soomaalida ee dalka Maraykank Barnaamijka ay ka ii daayaan Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaale ayaa looga hadlaa oo qura Kuraasta reer Maakhie e yaala Dhahar ee uu soo xulayo […]

18th May 2025 admin
Baarlamaanka Turkiga Oo Ansixiyay Mooshin Mudada Loogu Kordhinayo Ciidamada Turkiga Ee Jooga Soomaaliya Iyadoo baddaahaasi la geynayo maraakiibta dagaal iyo maraakiibta ganacsi ee ku xiran Turkiga ee ku socdaalaya gobolka iyo ka qaybqaadashada hawlgallada wadajirka ah ee ka dhanka ah burcad-badeedda, falalka burcadnimada hubaysan iyo kahortagga kooxaha argagixisada ayaa la xaqiijiyay, sida ku cad mooshinkii […]

18th May 2025 admin
Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya Addis Ababa Qaar ka tmid ah madaxda dalalka Afrika ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Ethiopia, halkaasi oo maanta uu ka furmayo shir madaxeed ay yeellanayaan madaxda Afrika. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka mid ah madaxda gaartay magaalada Addis Ababa ee […]

18th May 2025 admin
Howlgal uu hogaaminaayay Taliyaha aga Silsilada Golis ee Ciidanka Difaca Dowlada Puntland G/Sare Siciid Nuur Shire Howlgal uu hogaaminaayay Taliyaha aga Silsilada Golis ee Ciidanka Difaca Dowlada Puntland G/Sare Siciid Nuur Shire iyo saraakiil kale ayaa manta howlgallo kala duwan ka sameeyeey deegaano iyo Tuulooyin hoos yimaada Bari iyo Sanaag kuwaas oo kala ahaa Milxo, […]

18th May 2025 admin
“Sanaag waxa ay tusaale u noqon kartaa soo kabashada degaanka, …. “Fatima Jama, Guddoomiyihii hore hay’adda ADESO.