Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Culimada, Ganacsatada Iyo Bulshada Rayidka Ah Kala Hadlay Gurmadka Abaaraha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah Culimaa’udiinka, Ururrada Bulshada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay sidii loo dardargelin lahaa gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay […]

18th May 2025  admin  

Deni ma wuxuu u tartamayaa xilka madaxweynaha Soomaaliya? Warar ayaa kasoo kordhaya damaca siyaasadeed ee heer federaal ee madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, iyada oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay aad la’isula dhexmarayay farriin lagu soo daabacay bogga xisbiga Kaah ee uu guddoomiyaha ka yahay Deni. Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay oo ka […]

18th May 2025  admin  

Doorashada Golaha Shacabka ma la dhameyn karaa kahor 25-ka Febraayo? Soomaaliya waxaa heer gabagaba ah maraya doorashadii lagu qabanayay caasimadaha dowlad goboleedyada dalka ayada oo illaa hadda la doortay xildhibaano ka badan 100. Waxana socda diyaar garowga sidii doorashada xubnaha dhiman ay uga dhici laheyd deegaan doorashooyinka labaad ee ka baxsan caasimadaha ee horey loogu […]

18th May 2025  admin  

Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha Dawlada puntland Maxamed Musadaq Maxamed ,xildhbaano ka tirsan golaha wakiilada oo ay weheliyaan maamulka gobolka sanaag ayaa si rasmi udaahfuray ceel riiga oo Laga hirgelinayo Deegaanka Laako ee gobolka Sanaag.

18th May 2025  admin  

Maleeshiyaadka Argagaxisada Jabhada SNM, Saddex Dhar Dhaar Ayey Ku Dhisan tahay beentoodu Proff. Mohamuud Geeldoon

18th May 2025  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay shir-madexeedka Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaliya ay ka go’an tahay la wareegidda mas’uuliyadda amnigeeda qaran. Farmaajo ayaa intaas ku daray “in ay si buuxda ugu diyaar garoobeen fulinta” heshiiskii ay dowladda Soomaaliya iyo Golaha Nabadda iyo Ammaanku gaareen bishii […]