Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
XILDHIBAAN DALXA OO MAANTA SHEEGEY IN LAGA REEBEY TARTANKA KURSIGA XILDHIBAANIMO

18th May 2025 admin
Mareykanka oo ku dhowaaqay xayiraado ka dhan ah mas’uuliyiin Soomaali ah Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa ku dhowaaqay soo saarista xayiraado Visa oo ka dhan ah shakhsiyaad hadda xilal ka haya iyo kuwa horey uga soo qabtay Soomaaliya, oo lagu eedeeyey inay mas’uul ka yihiin waxyeeleynta hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya. Blinken ayaa bayaan uu […]

18th May 2025 admin
Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wefdi ka socday hey’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay weheliso agaasimaha waaxda Kormeerka iyo Qiimeynta ee wasaaradda Marwo Zahra Cabdi Maxamed ayaa maanta qaabilay wefdi ka socda Hey’adda Socdaalka iyo Muhaajiriinta ee Qaramada Midoobay […]

18th May 2025 admin
Iyadoo ka jawaabeysa codsigii Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble u jeediyay dunida ee ah in loo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee abaartu hayso, ayay maanta dowladda Imaaraadka Carabtu gargaar raashin ah soo gaarsiisay Soomaaliya. Diyaarad sidday sahaydan gargaar ee raashinka ah, waxaa dalka soo gaarsiisay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta, waxaana garoonka diyaaradaha […]

18th May 2025 admin
· Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacawday Soomaaliya Mudane Larry André.

18th May 2025 admin
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen mid ka mid ah Beelaha Somaliyeed ee leh matalaada Kursiga HOPP 16 ayay ku sheegeen in Suldaan guud Beesha uu walaalkiis u boobayo kursiga