Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Maxaa keena in caruurta laga qaato Soomaalida qurbaha? Maxaa keena in caruurta laga qaato Soomaalida qurbaha?

18th May 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Abbe Cali Maxamed Siraad iyo hooyo Khadra Aadn Debrani oo wiilkoodii Allah ha u naxariiste Aadan Cali Maxamed ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Canada. Waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU ka baxayna Samir iyo […]

18th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Canada oo adeegsaday xeerka xaaladda deg degga Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa isagoo isticmaalaya xeerka xaaladaha deg-degg ah ee dalkaasi, ku dhawaaqay inay sharci darro tahay dibad baxyada looga soo horjeedo xayiraadaha COVID-19 oo toddobaadkii labaad ka socda dalkaasi. Dibad-baxyada oo ay dhigayaan wadayaasha baabuurta xamuulka iyo shacab taageersan ayaa la sheegay […]

18th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta, ayaa magacaabay guddi isku dhaf ah oo ka looban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada. Guddigan oo uu hormuud u yahay Ra’iisul Wasaare […]

18th May 2025 admin
Wasiirka wasaaradda Waxbarshada iyo taclinta sare ee dawladda Puntland oo ku sugan degmada badhan ayaa xariga ka jaray Xafiiska wasaaradda waxbarshada Ee gobolka Sanaag.

18th May 2025 admin
Guud ahaan dalka Soomaaliya waxaa ka dhaca dilal qorshaysan oo ay geeystaan Shayaadiinta Shabaabka. Shaqsiyaadka hogaamiya maafiyada, waxeey adeegsadaan kana faa’iideeystaan dhalinyarada mustaqbal xummadda ay ku heeysata dalka, iyaga oo u ballanqaadaya xooggaa yar oo lacag ah. Dilkii loo geeystay AUN wariye Jamaal Faarax Aadan ayaa waxaa fulliyey dhalinyaro loo ballan qaaday xoggaa yar oo […]