Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Ciidamada booliska dowladda PUNTLAND ee magaalada Buuhoodle oo xalay hawl-gal ku qaaday saldhig ka mid ah kuwa ugu waaweyn kooxaha ka ganacsada Khamriga ee la shaqaysta maamulka Somaliland , kadibna waxay kala kulmeen weerar iyo dagaal ay kusoo qaadeen saldhiga booliska kooxaha ku hawlan ka ganacsiga maandooriyaha. Buuhoodle waxay heshay muddo 30 sano kadib ciidamo […]

18th May 2025 admin
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay xildhibaanada cusub ee maanta la doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada cusub ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo. Xildhibaanadan oo kala ah, Nasro Mahdi Caraale, Saadaq Cabdullahi Cabdi, iyo Cadar xareed jibriil ayaa kamid noqonaya Xildhibaanada golaha shacabka ee BJFS. Madaxweynaha ayaa […]

18th May 2025 admin
Waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Bosaso lagu Soo dhoweyay Musharax Xildhibaan Muuse Axmed Ismaaciil oo u Sharaxan Kursiga tirsigiisu yahay HOP076.

18th May 2025 admin
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Siciid Bad-maax Jaamac oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Badhan ayaa ka warbixiyey xaaladda abaareed ka jirta gobolkaas, waxa uu Hay’adaha iyo Dowladda Puntland ka codsaday caawiso dadka ay abaartu saameysay.

18th May 2025 admin
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku dhowaaqay in la hakiyey qabashada doorashada kursiga HOP#86, oo lagu waday in maalinta Axadd ay ka dhacdo magaalada Beledweyne.

18th May 2025 admin
Beesha Warlabe iyo Bahwadaagtooda ayaa jidka Barkaysan ugu deeqay Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo oo ah mashruuc iskutashi ah ayaa maraysa meel aad u wanaagsan iyadoo dhismaha laamiga la gaadhisiyay deegaanka Cawsane oo kaabiga ku haya midigale iyo rad. Guddiga Mashruuca wadadda Ceeldaahir ceerigaabo ayaa maanta gudoomay lacag dhan 80 kun oo dollar oo katimi beesha Warlabe […]