Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025  admin  

Qiimaha lacagta Ruushka ee ruble ayaa Isniinta maanta ah hoobatay marka loo eego dollar-ka iyo Euro ee Suuqa Sarifka Lacagaha ee Msocow, xilli Reer Galbeedka ay Moscow ku ciqaabeen xayiraado dhaqaale oo ka dhashay duulaanka ay ku qaaday Ukraine. Qiimaha ruble-ka ayaa maanta gaartay 100.96 halkii dollar-ba, halka ay ka aheyd 83.5 Arbacadii, maalin ka […]

19th May 2025  admin  

Waa kuwama afarta nasiibka u yeeshay ama Isimaddu u doorteen inay gobolka ku metelaan Baarlamaanka Soomaaliyra. Sacaadaha soo socda waxa warbaahinta ku balansan inay ka hadlaan Odayaasha beesha Dubeys ee Warsangeli, markaas ka dib ayaa Suldaanka Beesha Dubeys ku dhawaaqi doonaa Xildhibaanada Beeshiisa uga mid noqon doona Baarlamaanka Soomaaliya. Sida ilo lagu kalsoon yahay noo […]

19th May 2025  admin  

Booliska Soomaaliya oo caawa Haweney 80 jir ku soo qabtay maandooriyaha Xashiiska noocyadiisa kaladuban

19th May 2025  admin  

Qaar ka mid ah Soomaalida waxbarashada u joogay dalka Ukraine ayay caqabad ka haysataa sidii ay uga bixi lahaayeen dalkaasi iyagoo ka cabsi qaba in colaaddu soo gaarto magaalooyinka ay ku nool yihiin. Cabdiraxmaan Xasan oo ka mid ah ardayda Soomaalida ee wax ka baraneysay Ukraine ayaa sheegay in qaar ka mid ah saaxiibadii ay […]

19th May 2025  admin  

Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta qaabilay Agaasimaha guud ee wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Cabdullaahi iyo Saraakiil ka socday Bangiga Adduunka (World Bank). Kulanka ayaa looga hadlay baahiyaha Kalluumaysatada Puntland iyo qorshaynta mashruuc 50 milyan oo doollar ku kacaya oo […]

19th May 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Guddoomiyaha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqaynta Soomaaliya iyo Midowga Afrika, dagaalka ka dhanka ah argagixisada, mustaqbalka waajibaadka shaqo ee hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo guud ahaan xaaladaha amni iyo horumar ee Gobolka. Gudoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa  Danjire Bankole Adeoye oo uu weheliyey Wakiilka […]