Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
Ina Diyaano oo loogu abaal guday xasuuqii uu Boosaaso ka gaystay Kadib markii uu qiimeeyey xaaladda amni iyo dhaqan dhaqaale ee Magaalada Boosaaso.Kadib markii uu la tashaday Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland. Kadib markii uu la tashiyo la sameeyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland, Isimada, Madaxweynayaashii hore, Waxgaradka iyo hay’adaha kala duwan ee Dowladda Puntland.Kadib markii uu […]

19th May 2025 admin
Cumar Cabdirashiid aya wareysi uu bixiyay ku sheegay in madaxda dowlad goboleedyada dalka ay muddo laba sano ah iska daba wareejinayeen doorashada ayna ka dhigeen mid boob ah oo aan sax ahayn. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ka mid ah musharaxiinta doorashada dalka ayaa waxa kale oo ku sifeeyay doorashada dalka ka socota inay […]

19th May 2025 admin
Dhaqanki Absame oo kaso jawaabay, arinki ayaan wax badana daaha ka qaaday.

19th May 2025 admin
Dowladaha Soomaaliya iy Jabuuti ayaa ka mid ahaa 141 waddan oo ka tirsan dunida oo u codeeyey qaraar cambaarayna duullaanka Ruushku ku qaaday dalka Ukraine. Cod-bixinta ayaa maanta dhacday xilli uu kulan khaas ah yeeshay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Wadamada kale ee qaraarkaasi taageeray waxa aka mid ah Mareykanka, waddamada Midowga Yurub iyo kuwo […]

19th May 2025 admin
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay maanta oo ah Arbaco Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Romania, Mudane Cornel Feruţă. Wasiir Cabdisaciid ayaa yiri ” waxa aan wadahadal wanaagsan la yeeshay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Romania Mudane Cornel Feruţă oo igu wargeliyay in Romania ay […]

19th May 2025 admin
“Inankii Isaaq ee ku qabay miyuu ku furay, waa jawaabtii la siiyey gabadh ka soo jeeda beesha Daarood oo xafiis ka mid ah kuwa SNM u doonatay warqad