Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
Faysal Axmed Maxamuud oo ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-149 ayaa ka hadlay dareenkiisaa

19th May 2025 admin
Cali Mahdi Cali Maxamed Qalato ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-169 oo ka mida 16 kursi ee lagu dooranaayo Magaalada Bosaaso, Kursigan ayaa horay waxa ugu fadhiyey Wasiir Jamaal Maxamed

19th May 2025 admin
Muuse axmed Ismaaciil ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-076 oo ka mida 16 kursi ee lagu dooranaayo Magaalada Bosaaso Bootaan, ayaa ahaa Xildhibaanka qura ee ka soo jeeda gobolada Sanaag iyo Hayland ee dib loo soo dooranayo

19th May 2025 admin
Maxamuud Axmed Aadan ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay @Hop-157. Maxamuud ayaa bedelaya Xildhibaan Maxamed Xaji Geele

19th May 2025 admin
Guddiga doorashooyinka oo soo gudbisay musharaxiinta utartamaya 16 ka kursi ee doorashadoodu ka dhacayso magaalada Boosaaso kuwaas oo buuxshey shuruudaha musharaxnimo. Afartan sawir waa Xildhibaanada soo socda reer Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland oo fulinaya waajibaadka qaran iyo heshiisyadii madasha qaranka sidoo kalena raacaya hab raacyadii Doorashada 2021-2022 wuxu halkan ku soo […]

19th May 2025 admin
Warshada tamarta Nukliyeerka ee ugu weyn Yurub, ee Zaporizhzhia, ayaa gubatay subaxnimadii hore ee Jimcihii kadib markii ciidamada Ruushka ay ku qaadeen weerar, sida uu sheegay duqa magaalada Enerhodor. Warshaddan oo sameysa 25% awoodda korontada Ukraine ayaa ku taal daanta webiga Dnieper oo 700 oo kiilomitir koofur-bari kaga beegan magaalada caasimadda ah ee Kyiv. “Natiijada […]